Waxaad ka iibsan kartaan xirmooyinka SomNet. Hada kadib uma baahnid in aad cid la hadashid ama qarash telefan ku bixisid si laguugu shubo xirmo SomNet hadii aad isticmaashaan AL-Ihsan Online Service app. Sidoo kale ka waxaad ka heli doontaa Adeegyada EVC Plus, ANFAC iyo Artimet