IIBGEE.COM Somalia Suuq Somali - Buy  Sell Souq
Install Now
IIBGEE.COM Somalia Suuq Somali - Buy Sell Souq
IIBGEE.COM Somalia Suuq Somali - Buy  Sell Souq

IIBGEE.COM Somalia Suuq Somali - Buy Sell Souq

IIBGEE.COM Somalia - Suuq Soomaali Somali Souq - buy sell in Soomaaliya

Developer: SOMALI APPS
App Size: 12M
Release Date: Apr 25, 2018
Price: Free
4.6
82 Ratings
Size
12M

Screenshots for App

Mobile
IIBGEE Somalia (by Somali Apps) waa app Af Soomaali ku shaqaysa oo kuu sahlaysa inaad sahal alaab iyo adeeg ka iibiso ama aad ka iibsato magaalada aad ku nooshahay, meel walba oo Soomaaliya ah (Somalia). Lacag ka samee online adiga oo iibinaya alaab la isticmaalay ama cusub iyo adeeg – isticmaal IIBGEE APP – SOMALIA.

ENGLISH:

IIBGEE app is the leading online marketplace to sell and buy in Somalia, in Somali language. If you want to read millions of Somali speaking buyers and sellers then IIBGEE Somalia is the right app for you. Download IIBGEE APP and share with friends.

SIDA IIBGEE APP AY U SHAQAYSO:
 Soo dagso IIBGEE APP
 Fur App-ka oo akoon samayso, ku xir Facebook ama Gmail
 Sawir ka qaad alaabta aad iska iibinayso ama adeegga aad hayso
 Qor cinwaanka, qiimaha, faahfaahin, soona gali APP-KA
 Alaabtaada ama adeegaaga daqiiqad waxaa arkaya dadka suuqa isticmaala oo dhan!

Fadlan: Ha hilmaamin in aad IIBGEE APP la wadaagto asxaabtaada si aan u balaarino suuqan kala iibsig Soomaalida ee online-ka ah. Soo dagso oo la wadaag asxaabtaada!

---
Ma haysaa shay aad jeclaan lahayd inaad iska iibiso? Ma leedahay xirfad aad ku shaqayso? Ma bixisaa adeegyo aad jeclaan lahayd inaad dadka u sheegto. WWW.IIBGEE.COM, waa websaydh aad ku iibin karto badeecado iyo adeegyo; sidoo kalena aad ka iibsan karto badeecadaha iyo adeegyada dadka adiga oo kale ah ay soo galiyeen.
Soo dagso App-kan, ka dibna mobaylkaaga si sahlan uga iibi ama uga iibso badeecado iyo adeegyo. Sawir ka qaad shaqyga aad iibinayso. Gal app-ka, ka dibna gali qiimaha badeecada / adeegga iyo sida laguula soo xariiri karo. Waa sahal! Soo dagso app-ka, una gudbi qof walba oo Soomaali ah oo iibinaya badeecad iyo adeeg.

ENGLISH

Please review our app on Google Play and share with all the users who can benefit from posting ads for the Somali community.

Thank you for downloading the App. If you have questions regarding this app, please contact us.

IIBGEE.COM
[email protected]
Show More
Show Less
More Information about: IIBGEE.COM Somalia Suuq Somali - Buy Sell Souq
Price: Free
Version: 28
Downloads: 10000
Compatibility: Android 4.2 and up
Bundle Id: com.app.iibgee
Size: 12M
Last Update: Apr 25, 2018
Content Rating: Everyone
Release Date: Apr 25, 2018
Content Rating: Everyone
Developer: SOMALI APPS


Whatsapp
Vkontakte
Telegram
Reddit
Pinterest
Linkedin
Hide