Samo Helle Online waa tukaan online aad si fudud wax ugaga iibsan karto meel kasta oo aad dunida ka joogto waxyaabaha aad ka heli karto waxaa ka mid ah
sida dharka noocii ugu danbeeyay , kabaha , electronica sida mobile smart phones qiimo jaban leh iyo wiii la mida .