LAFTIK Waxaad ka daawan kartaaa
- Aflaanta kala duwan: Filimaan cusub iyo kuwa hore, kuwa Amerikanka, Hindida, iyo aflaanta Indho yarta Dhamaan.
- Ciyaaraha tooska ah: Kubadda cagta, iyo Tvyada caalamiga ah oo toos ah.
- Kartoomada caruurta: Barnaamijyo waxbarasho iyo madadaalo leh oo loogu talagalay da’da yar.
📱 Astaamaha LAFTIK:
- Daawasho toos ah iyo mid dib loo daawado (on-demand)
- Tayada muuqaalka oo sare (HD iyo 4K)
- App la jaanqaadaya taleefannada casriga ah, tablets, iyo smart TVs..