Qamuska
Install Now
Qamuska
Qamuska

Qamuska

Qaamuuska Afka Soomaaliga

Developer: OmaRaska LLC
App Size: Varies With Device
Release Date: Dec 21, 2021
Price: Free
Price
Free
Size
Varies With Device

Burburkii dawladii siyaad bare ka dib qaamuuska somaliga wax erayo cusub laguma soo kordhin.

Taasi waxay keentay in afku duugoobi waayo oo aan erayo cusub lagu soo kordhin.

Tusaale ahaan, Crypto Currenty waxa la ikhtiraacay ku dhawaad 2012. Si loola socdo tignoolajiyada cusub luuqada ingiriisku waxa ay ku dartay kelmado badan oo lagu sifaynayo.

Si kastaba ha ahaatee, af-soomaaligu sidii hore ayuu ahaan jiray oo marna la qabsan maayo dunidan casriga ah.

Waxaan mashruucan u sameeyay in af-soomaaliga lagu soo kordhiyo erayo cusub sannad walba. Tani waxay u oggolaanaysaa luqadda inay noqoto mid casri ah.

Qaamuuskani waxa uu noqon doonaa qaamuuska rasmiga ah ee afka soomaaliga ee maanta laga bilaabo. Waxaan ku dari doonaa ereyo cusub qaamuuskan.

Qaamuuskan waxaa suurta galiyay dad badan, la’aantood mashruucani ma suurta galee laheen, mahadsanid!

Haddii aad ku aragto wax khalad ah naxwe ahaaneed ee suugaantan, fadlan ii soo sheeg.
Show More
Show Less
Qamuska 7.0.0 Update
2023-04-25 Version History
Software-ka qarniga 21-aad.
soo geliyaan cajalado cod ah
software degdeg ah

~OmaRaska LLC
More Information about: Qamuska
Price: Free
Version: 7.0.0
Downloads: 18593
Compatibility: Android 7.0
Bundle Id: com.omaraska.qamuska
Size: Varies With Device
Last Update: 2023-04-25
Content Rating: Everyone
Release Date: Dec 21, 2021
Content Rating: Everyone
Developer: OmaRaska LLC


Whatsapp
Vkontakte
Telegram
Reddit
Pinterest
Linkedin
Hide