Safarani waa adeeg hogaamiye ah oo kuu sahlaya goosashada tigidhka Baska, Hotelka, Kireynta gaadiidka iyo dirista alaabta Cargo ga ah. Wuxuu ka shaqeeyaa dhammaan East Africa waxayna bahwadaag yihiin shirkadaha waaweyn ee safarada iyo inta badan hotellada ku yaal bariga Afrika.