Waxaad ka iibsan kartaan xirmooyinka Somtel Somnet iyo Hormuud. Hada kadib uma baahnid in aad cid la hadashid ama qarash telefan ku bixisid si laguugu shubo xirmo Somtel Somnet ama Hormuud hadii aad isticmaashaan Tawakal Data . Sidoo kale ka waxaad ka heli doontaa Adeegyada EVC Plus, ANFAC iyo Artimet