Geddi App
Install Now
Geddi App
Geddi App

Geddi App

Geddi App waa Application kuu suura gelinaya inad ka iibsato badeecadaha turkiga

Developer: Bulsho Tech
App Size: Varies With Device
Release Date: Aug 20, 2022
Price: Free
Price
Free
Size
Varies With Device

Screenshots for App

Mobile
Geddi App waa Application kuu suura gelinaya inad kasoo dalbato kana iibsato badeecadaha dalka turkiga adigoo jooga Somaliya, Kenya, Jabuti iyo Itopbiya, Sidoo Kale Geddi App waxaa kasoo dalban kartaa qiimeynta badeecadaha iyo soo saarista Kargo alaabta kuusoo qaada.

Dad-ka ku sugan turkiga App-kan wuxuu ka saacidayaa Xawilaada iyo Sarif-ka lacagaha EVC/Zaad/Sahal, eDahab iyo Premier Wallet iyadoo lacagta kugusoo dhaceyso Bangiga turiga ku leedahay muddo 10 daqiiqo ah.

Sidoo kale Geddi App wuxuu isku xirayaa si ay laabta isugu qaadaan Dad-ka u kala safraya dalalka gees-ka afirka iyo turkiga.
Show More
Show Less
Geddi App 1.1 Update
2022-08-20 Version History
1. Dalbashada iyo Iibsashada badeecadaha turkiga
2. La socoshada qiimooyinka alaabaha suuqa turkiga
3. Soo iibinta iyo soo saarista Kargo Dalabaad-ka
4. Xawilaada iyo Sarif-ka Lacagaha
5. ka mid noqoshada dad-ka ka ganacsada Suuqa Geddi App

~Bulsho Tech
More Information about: Geddi App
Price: Free
Version: 1.1
Downloads: 17
Compatibility: Android 5.0
Bundle Id: net.geddi.app
Size: Varies With Device
Last Update: 2022-08-20
Content Rating: Everyone
Release Date: Aug 20, 2022
Content Rating: Everyone
Developer: Bulsho Tech


Whatsapp
Vkontakte
Telegram
Reddit
Pinterest
Linkedin
Hide