Dugsiga Taysiir
Install Now
Dugsiga Taysiir
Dugsiga Taysiir

Dugsiga Taysiir

Schoolware waa madal loogu talagalay ardada macalimiinta iyo waalidiinta .

App Size: Varies With Device
Release Date: Aug 23, 2022
Price: Free
Price
Free
Size
Varies With Device

Screenshots for App

Mobile
Macalinku wuxu ku qaadi karaa attendanciga ardada , sido kale wuxu ku saaraya natiijada imtixaanadka .

Waalidkana waxa uu si fudud u ogaan karaa xogta ubadkiisa sida in uu joogay iskuulka iyo inkale , natiijooyinka imtixaadka iyo lacag bixintiisa isga oo joogo gurigiisa ama goobtisa gancsi .

Ardayga ayaa heli doona dhamman xog walba oo isaga ku saabsan sida imtixaanadkiisa , xuduurkiisa , lacag bixntiisa , jadwalka imtixaanada iyo jadwalka xisooyinka .

Application-kaan waxaa develope gareeyay shirkada ICT-da ee Jtech.
Show More
Show Less
More Information about: Dugsiga Taysiir
Price: Free
Version: 2.3.2
Downloads: 600
Compatibility: Android 5.0
Bundle Id: so.jtech.taysiir
Size: Varies With Device
Last Update: 2023-10-24
Content Rating: Everyone
Release Date: Aug 23, 2022
Content Rating: Everyone
Developer: Jamhuriya Technology Solutions


Whatsapp
Vkontakte
Telegram
Reddit
Pinterest
Linkedin
Hide